Kahda School, oo soo gaba gabeyay Imtaxaanka Dhaxe

Dugsiga Hoose dhaxe ee Kaxda oo kamid ah dugsiyada ay maamusho Hayadda Somalid Austarlia (AAS) ayaa soo gaba gabeyay imtaxaanka dhaxe ee sanad Waxbarasheedka 2023-2024 kaas oo ah imtaxaankii ugu horeyay ee loo faristo dugsiga oo la furay Bishii September ee sanadkii hore.

Maaamulaha Dugsiga Axmed Maxmed Dahir ayaa sheegay in si guul ah uu ku soo dhamaaday imtaxaanka, isga oo macalimiinta iyo ardayda uga mahad celiyay doorkii ay ka qateen ilalinta nidaamka Imtaxaanka.

1 thought on “Kahda School”

  1. I spent months testing different portals before settling down with this one. The slot jackpots hit more often than I expected and the mobile interface adapts perfectly to my older tablet. Payment options cover everything from local cards to quick crypto transfers. It is rare to find a platform that balances speed, variety, and trust so well. bd39999bdt

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *